Bismilaah       Norsk versjon
Masjidka Tawfiiq Masjidka Tawfiiq
Xiliga salaada maanta 07 Agoosto: [Fajri: 3:42] [Duhur: 13:34] [Casar: 17:29] [Makhrib: 21:39] [Cishe: 22:54]

|              

1   2   3   4   5   6   7   8   9   10   11   12   13   14   15   16   17   18   19   20   21   22   23   24   25   26   27   28   29  

Halkaan guji si aad fikradaada u qorto!

280   Yuusuf guuleed, 04.08.2008 04:08:19   Somalida Norway, Darajo: Marti
 
walaalayal waa idiin salaamay salaan ka dib waxan ahay wiil soomaaliyeed aqoon cilmi iyo diinba leh oo dooni guur ee sidaan ku helaa igala soo taliya waxana rabaa gabar wanaagsan oo sharaf leh bal wixii talo ah iigu soo dira yuuska@hotmail.com norway
Norway,    yuuska@hotmail.com

279   Yuusuf guuleed, 04.08.2008 04:05:16   Bogga Tawfiiq, Darajo: Marti
 
walalayaal waa diin salaamay salaan ka dib waxaan aad iyo aad ugu hanbalyeenayaa boga toofiiq sidoo kale waxaa idiin weeediinaa tajwiidka ma daarmaayo ama ma kacaayo ee maxaa ku dhacay bal ii soo sheega yuuska2hotmail.com norway
Norway,    yuuska@hotmail.com

278   Yuusuf guuleed, 04.08.2008 04:01:58   Bogga Tawfiiq, Darajo: Marti
 
walaalayaal waa idiin salaamay salaan ka dib waa idiin hanbalyeenaa waxaa idiin weediiyay su aalaha maba soo diri kariyee qaabkee ku soo diree bal ii soo sheega wuu iga diidaa yuuska@hotmail.com Norway
Norway,    yuuska@hotmail.com

277   Nur Shariif Mohamed, 30.07.2008 09:46:50   Masjidka Tawfiiq, Darajo: Marti
 
Asc waa farxad in cilmigii Alle oo loo safri jiray in maanta aan kala socono khaasatan tawfiiq.net waa farxad Alle in looga mahad noqo ay mudan tahay reer tawfiiqna lagu amaano ajar Alle ha idinka siiyo waa Nuur oo Norway jooga nuurinji@hotmail.com
Norway,    nuurinji@hotmail.com

276   hani maxmed yuusuf, 18.06.2008 14:41:36   Bogga Tawfiiq, Darajo: Marti
 
walaalahayga islaamka ahaw waxan doonaya in aan dhageysto tfsiirka quranka aha lakiin waan maqali waayey sida ay wax u jiiran wan garan wayeey
Sweden,    hani-151@hotmail.com

275   AdoontiiAllah, 09.06.2008 17:27:28   Bogga Tawfiiq, Darajo: Marti
 
walaalaha webkaan kheyrka ka buuxiyay kuna talagalay in kheyrkiisa laga faaŽiideysto (Alle weyne jalawacalaa haidnka abaal mariyo kheyr aan la soo koobi karin aduun iyo aakhiroba) Allahumma Amiin
Sweden,    ifrah_17@hotmail.com

274   AdoontiiAllah, 09.06.2008 17:21:09   Bogga Tawfiiq, Darajo: Marti
 
As-salaamucaleykum walaalheyga sharafta leh eeaan ku walaalownay Islaanimada,waxaan halkaan mahad buuxda uga soo jeedinayaa
Sweden,    ifrah_17@hotmail.com

273   AdoontiiAllah, 09.06.2008 17:14:45   Bogga Tawfiiq, Darajo: Marti
 
as-salaamu caleykym
Sweden,    ifrah_17@hotmail.com

272   a/qadir, 03.06.2008 13:11:30   Bogga Tawfiiq, Darajo: Marti
 
assalamu calaykum walaalayaal ilaahay ayaa idinka abaalmarinaya waxaad samayseen wax aad iyo aad u fiican dadka islaamka ahna anfacaya gaar ahaan somalida oo 100% islam aha jazakumulaah
Australia,    weeldiin@yahoo.com


Copyright © All rights reserved 2004 Lasoo xiriir: webmaster@tawfiiq.net