Bismilaah       Norsk versjon
Masjidka Tawfiiq Masjidka Tawfiiq
Xiliga salaada maanta 07 Agoosto: [Fajri: 3:42] [Duhur: 13:34] [Casar: 17:29] [Makhrib: 21:39] [Cishe: 22:54]

|              

Guji keydka

Guji keydka
Maxaa la iigu soo jawaabi waayay?

Hadii aad ka arki waydo su'ashaada jawabtaadi dhinaca midig, oo aad garan waydo in su'aashaadi laga soo jawaabay iyo in kale, islmarkaana aad xusuusato mawduuca su'aashaadu ku saabsanayd. Waxad ka raadin kartaa Keydka jawaabaha ee kore.

Laakin hadaadan mawduucii xasuusan, ee aad kalmad kaliya ka xasuusato su'aashaadi, isticmaal meesha ay ku qoran tahay "Raadi jawaab" dhinaca bidix kor.

Hadaad aragto booskii su'aasha oo ay calaamad su'aal (?) saaran tahay, waxaa loola jeedaa in mawduuca su'shaasaas nasoo gaadhay, laakin wali aan laga soo jawaabin. Sidaa awgeed iska sug.

Martida boggan

Online maanta: 0

Culumada oo Ramadaanka mashquulsan iyo anagoo koorso online ah ku mashquulsan awgood, jawaabuhu bacdal Ciid ayay u dib dhacayaan insha Allah.

1   2   3   4   5   6   7   8   9   10   11   12   13   14   15   16   17   18   19   20   21   22   23   24   25   26   27   28   29  

Su'aal_nr      17-kii su'aalood ee ugu danbeeyay Taariikh
989 Hadaan ku tukado maro nijaasaa oo aan salaadda ku dhex xasuusto maka baxayaa? 18/08/2005
914 Waxaanu nahay gabdho dhalinyaro ah oo guurdoona ee sidee nin wanaagsan u raadsan karnaa? 09/07/2005
908 Wuxuu igala hadlaa arimo "jinsi" ah, waa ninkayga oo telefoon igula hadlaya? 07/07/2005
909 Caruurtayda kii jus Quraanka ah dhameeya waxaan siiyaa lacag, cadaalad darro miyaa? 07/07/2005
910 Waxaan shaki ka qabaa xulashada gabadhii aan guursan lahaa, maxaa talo ah? 07/07/2005
911 Arday Yurub jooga deyn ma qaadan karaa, si uu wax ugu barto? 07/07/2005
912 Gadhka ma xiiri karaa, mase habayn karaa hadduu foolxunyahay? 07/07/2005
902 Ilamahayga sawirkooda ma la ii soo diri karaa,aniguse waalidkay ma u diri karaa? 03/07/2005
903 Zino kuma dhicin laakiin...? 03/07/2005
904 Israacinta salaadaha Maqribka iyo Cishaha ee xagaaga? 03/07/2005
905 Hadusan ninka i qaba carurtan horay u dhalay masul ka ahayn sidee xuquuqdoodi iskugu ilaalin karaa? 03/07/2005
898 Waxaan ahay gabadh, riyadayda boqolkiiba toddobaatan waxay noqotay GALMO? 27/06/2005
899 Salaadda in lagu xasilo, gacantee lagu istijoonayaa, galmada habeenka ramadaan? 27/06/2005
897 Ciddiyaha rinji ma la marsan karaa, haddii la marsadase ma? 27/06/2005
896 Canshuurta dawladdu soo celiso ma la qaadan karaa? 27/06/2005
901 Waxaa qalbiga igaga soo dhaca shaki xagga caqiidada ah? 27/06/2005
884 Kaniisadda ma geli karaa? 22/06/2005


Copyright © All rights reserved 2004 Lasoo xiriir: webmaster@tawfiiq.net