|
|
| FG! Akhri halkan marka hore! |
Halkan waxaa loogu tala galay in dadku fikrado
kooban isku waydaarsadaan, sida fikrad ama talo ku socota:
Masjidka Tawfiiq
Maktabada Masjidka
Mashruuca Masjid dhisida
Guddiga Masjidka
Somalida Norway
iyo guud ahaan wixii Islamka quseeya.
Aflagaado iyo caay waa ka mamnuuc! Qofkii xadgudba faaladiisa
waa la masixi doonaa isla markaasba insha Allah.
|
| |
|